
Gudi baaraya dilka gabadha ayaa sheegay in labada qof ee dumarka ahi ay si xun u garaaceen oo qaarijiyeen gabar ay saaxiibo ahaayeen kadib markii ay uga shakiyeen in injirta tinteeda ku jirtay ay u soo wareegtay madaxooda.
“Labo qof ee dacwada lagu soo oogay oo da’ ahaan kala ah 21 jir iyo 23 jir ayaa waxa ay haraanti iyo jukees kala daaleen gabadha saaxibtood kadibna waxay geesteen goob kale halkaaso ay ku sii garaaceen waxay taasi keentay in ay isla goobta ku geeriyooto” waxaaxda dembi baarista ee gobolkaasi ayaa sidaasi ku sheegtay war qoraal oo saxaafada loo qaybiyay.
Hadii dembi lagu hela laba qofood ee dumarka ahi waxa ay wajahayaan xabsi gaaraya mudo 15 sano.
Post a Comment