Dhacdo Xanuun Leh: Booliska Pakistan oo Lamaane ku qaawiyay Saldhig, Sababatu Maxay Tahay? (Daawo Video)

Wednesday 7 November 20120 comments

 Dhacdo xanuuun badan ayaa ka dhacaday dalka Pakistaan, kaddib markii ciidamo boolis ah ay dharka ka dhigeen lamaane kuna qasbeen in iyaga oo qaawan ay ku socdaan saldhiga dhexdiisa.

Booliska ficilka caynkan ah sameeyay ayaa ku sugan magaalo madaxda gobolka Gambat ee Sindh, waxa ayna arrintaas u yeeleen sida uu BBC-da qeybta Englishka u sheegay qof goob jooga ahaa in ay rabeen in ay smaeeyaan galmood goorka hortiis (Sinno).

Intaas uguma ekaynee waxa ay boolisku ugu dareen garaa iyo  in ay ka duubaan muuqaal nooca telifoonka gacnta lagu qaado ee ( Mobile phone footage), waxa yana rrintaasi dhalisay buuq balaaran, taas oo keentay in raga saas ku kacay lagu sameeyay shaqo ka fariisin.

Wariye u soo warama BBC-da qeybteeda Emglishka oo aan soo xiganay Shahzeb Jillani ayaa shegaya in aysan wax cusub ahayn in dalka Pakistan meelaha qar sharafta la isga qaado, balse dhacda ceynkan oo kale ah waa mid aanan abid ka dhicin dalkaasi oo ah dal Islaam ah, maxaa yeelay dhacdan waxa gaystay boolis islamarkaana ku duubay muuqaal ka ceebaynta telifoonka gacanta oo ay heysteen.




Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved