Gabdho Jirtkooda Ka Ganacsada Oo Lagu Qabqabtay Wadanka Spain, Tolow Dalkee Udhasheen (Daawo Fadeexadaan Muuqaal ahaan)

Tuesday 27 November 20120 comments

Gudaha dalka Spain sanad kasta waxaa lagu qab qabtaa oo la ugaarsadaa Gabdho yar yar oo qaab is xambaar ah lagu keenay dalka Spain kuwaas oo inta badan Dariiqyada u istaaga raga ka dibna weeydiista Lacag aad u yar oo qiimo ahaan lagu sheegay inta u dhaxeeysa 10 Euro ilaa 15 Euro. 



Gabdhahaan oo Jirkooda ka ganacsada waxa ay u dhasheen dalka Neeyjeeriya waxeeyna guud ahaan ceebeeyeen Qaarada Africa. Bil iyo sanad kasta gudaha dalka Spain waxaa dariiqyada lagu qab qabtaa Gabdho Neeyjeeriyaan ah oo Jirkooda ka ganacsanaya waliba Gawaarida Shacabka dariiqyada u tagaan 

Gabdhahaan reer Neeyjeeriya ee dharka soo dhigtay shaqadaas ceeb lama ahaan maxaa yeelay dalal kale oo Qaarada Yurub ku yaal sidaas oo kale ayay ku shaqeeystaan . Gabdhahaan oo dalalka Yurub ku yimaado Vize iyo Sharci inta badan bug ah ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay la shaqeeyaan rag Lacag ku hela iib geeynta gabdhahaan jirkooda ka ganacsada.






Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved