Flash Diskiyo Kala Cayn Ah Oo Lasoo Saararay Hadba Waa Dooqaada

Friday 30 November 20120 comments


Waxaa lasoo saaray lana soo bandhigay Falaashyo ama Usb-yo cajiib ah oo kasameesan nuucyo kala duwan kuwaa oo lagu baahiyay Baraha internetka.


Falaashyadan cusub ayaa kasameesan waxyaabo kala duwan ,sida Kabo ,Begger ,Doolli ,Caamiro iyo waxyaabo kale oo aad u isticmaalaan dadka.



Dad badan oo arkay Falaashayadan Cusub ayaa aad ula yaabay qaabka loo soo sameeyay iyagoona isku diyaarinaya soo iibsashada Falaashyadan marka ay si toos ah suuqa usoo galaan.



Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved