Caruur Yar Yar Oo Marqaati Ku Furaya Walaashood Kadib Markii Ay Kiimiko Ku Dishay Hooyadeed+ (Daawo Video)

Thursday 15 November 20120 comments

Dalka Pakistaan ayaa Walidiin ka carooday gabadhooda in ay la hadasho wiil daris ka ah, waxa ay isugu dareen garaacis iyo ku shubid Kiimiko ama Ashito. Abaaha gabadha dhimatay dhalay ayaa BBC TV u sheegay in uu gaaracay kaliya, balse markii dambe ay hooyadeed keentayKiimiko, islamarkana ku shubgtay.

 “Anigu waan ka celiyay markii dambe, balse wey i kala tuurtay hooyadu, wax yar kaddibna gabadhii ayaa inta carartay mel baanaan ah isku dishay oo halkii aan badbaadin lahyn si caratay kuna nafwayday meel in yar u jirta xaafada” siadaas waxaa u sheegay BBC TV Aaabaha.

Labo caruur ah oo yar yar ayaa arkayay markii ay dhacadadni dhacaday waana ay qaracmeen oo la aamusin wayay, waxa ayna goob joog u ahaayeen dhacdadani foosha xun ee waalidku sameyay.

Labada waalid ayaa haatan lagu hayaa xabsiga, waxa ayna qirteen qeybo ka mid ah dambiga loo haysto.

Halkaan Ka Daawo



Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved