Maagaalada Muqdisho dhowaan waxaa kusoo wajahan Aktar caan ah oo u dhashay wadanka India kaa oo sheegay in maagaalada Muqdisho uu safar ku imaan Doono.

Amir Khan ayaa yiri “Muqdisho xiiso ayeey igu haysaa, waxaa maqlay dad wanaagsan ayaa degan aniga inaan soo arko ayaan rabaa”.
Si kastaba Amir Khan ma shaacin xilliga uu iman dono magala Muqdisho laakiin waxaa laga yaabaa bartamaha bisha soo socota in uu magaalada yimaado.
Post a Comment