Yaab: Nin La Hadla Bisadaha (Yaanyuuraha) oo Dadka Magaalada ka Nixinaya Arag. +(Video )

Saturday 17 November 20120 comments


Waxa inoo suurta gashay in ana idin soo gudbino Muuqaal aad u qosolbadan,kasi oo aad ku daawan doontaan Majaajiliiste da’yar oo la hadli Xayawaanada kala duwan Sida Bisadaha ama yaanyuurada .

Majaaljiliistahana oo lagu Magacaabo Sharf ayaa sameeyo Muuqaalo soo jiidasho leh ee loo yaqaan iala Qosol,isagoo iskadhigayy Bisad.


HALKAAN KA DAAWO

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved