Aabaha Aduunka Ugu Weyn Oo Cannug u Dhashay Iyo Warbaahinta Oo Booqatay(+Daawo)

Friday 9 November 20120 comments


Ramjeet Raghav oo ah nin beeraley ah oo u dhashay wadanka Hindiya isla markaana bishii $ 35 doolar ay dakhli ahaan u soo gasho shaqadhiisa beer tacbashada ee noqdey aabaha dunida ugu da’ada weyn ka dib markii isagoo 96 sano jir ah xaaskiisa ay dhashay ilmihii labaad oo wiil ah.


Halkan ka daawo Muuqaalka.


Hadaba muuqaalkii ugu horeeyey ee video ah ayaa laga soo duubay Ramjeet Raghav iyadoo markii warkiisu uu soo baxay ay gurigiisa labada qol ka kooban ee saboolka ah ay ku yaaceen boqolaal wariyaal ah oo xambaarsan qalabkoodii sida Muuqaal duubaha (Camera) iyo Raadiyahasha hiiraanka duuba, waxaana wareysi ugu dhaqaaqay Telefishinada waa weyn ee dunida.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved