
Warkan ayaa waxaa soo shegay wariye Salaad Daacadoo ka mid ahaa wariyayaashii ka howgali jiray magaalada Muqdisho ayaa ka waramaya xaalada dadka Tahriibta ku taga dalka Liibiya iyo dhibka ay kala kulmaan.
Salaad Daacad ayaa ka warbixinaya xaalada halkaas ka jira ee hoos ka dhagayso.
Halkan ka dhageyso warbixinta wariyaha oo cod ah
Codkaan waxaa ka soo xiganay Idaacada Codka Nabada ee magaalada Boosaaso.
Post a Comment