No Eid celebrations, wax damaashaad ciid ah majiraan magalada Xalab -Syiria

Friday, 26 October 20120 comments


Sida dad badan oo suuriyaan ah ay ku nool yihiin goobaha hore dagaalka, Abu xamid ma gowracaayo ari sanadkan mana u dabaal dagayo ciid weyneydan, waayo waxa kaliya oo aan ka walwalsanahay waa nolosheyda.
“majiraan wax xaflada ah(sab ah), wax damaashaad ciideed ahna sankan ma jiraan, waayo dadka waa wada qaxooti,waxa aan ka baqaayana waa geeri.” Sidaas ayuu ku cataabay Abuu xaamid isagaa taagan suuqa Ariga ee jalabiya oo ah duleedka magaalada labaad ee suuriya.

Madaafiicada iyo duqeymaha diyaaradaha ee dariska ii noqday ayaa igu qasbay in aan wax udhxiyo ah ku sameeynin gurigeygii hooyo ee magalada xalab, ayuu sii raaciyay, asagoo soo raray shantiisa caruur, xaaskii iyo qoyski intiisii  kale dukaankii magaalada banaankeedi ahaa waa taa aan isaga soo cararnay.

Ganacsigii hoos u dhac ayaa ku yimid, dhulkii satuni wax uu sugayaa ganaacsatadii xoolaha oo ayana siquus ah ayay isugu dayayan beecoodii degdega ahaa maalmo ka hor ciida.
“aniga waxaan halkaan u imid kalliya in aan waqtiga isku dhaafiyo iyo in aan arko waxa ka soda suuqa. Laakin aniga iibsan maayo  ari maxaayeelay ma haysto lacag “ sidaa ayuu yiri Abuu xaamid

Waa dhaqan afarta maalmood ee damaashaadka muslimiinta  in ay gataan gowracaanna xoolaha si ay ugu quudiyaan qoyska ,martida iyo in ugu deeqaan sadaqa ahaan dadka foqorada ah ee aan waxba haysan.
Ariga dhamaan nuucyadiisa kale duwan, midka cayilan iyo kan caatada ahba, waxey ku xirnaayeen goobta, laakin in yar oo macamiisha ayaa indha indheeeynaayay qaaryarna wey iibsanaayeen.

“sanadkan sidii sanadadii hore oo kale maaheen. Sanadkan, wax ciid ah majiraan suuriya dhexdeeda,” sidaas waxaa dhahay Mohamed Aasi,20, kasoo leh dukaanka dhar oo ku yaalo xalab.

“waxaan u imid in aan iibsado ari balse ma heli karo waxa aan rabay waayo qiimaha ayaa aad u sareeyo, waxa aan ka hadleeyna hadda waa 15000 syrian pounds ($220). Sanadkii hore waxa ay aheyd 11-12000,”  sidaas ayuu yiri, asagoo ah oday tintiisa iyo garkiisaba cinro urun sheegtay.

“dadku ma haystaan lacag ku filan xitaa wax ay dhar cusub ku gataan wax kale oo gaar ahna ma jiraan waayo qof waliba isaga ayaaba aad u tiiraanyeesan.” Sidaas ayuu sii raaciyay.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved