Sababta Ay Haweenka Riyada Ugu Biyo Baxaan .

Thursday 21 March 20133comments



Sababta Ay Haweenka Riyada Ugu Biyo Baxaan .


Ragga iyo haweenka ayaa labada mararka qaar ku riyooda riyo galmeed ah in ay galmo sameeynayaan ,Ragga iyo haweenka ayaa labadaba ku biyo baxa riyadaas iyadoo marka ka dibna toosa .

Riyo galmeedka ayaa waxaa ku sawirmaya adiga oo ku jira raaxada dhabta waadna ku biyo baxeyasa,iyadoo tani dhib ku dhameen midda rasmiga ah.

Mid ka mid aqristayaasheena ayaa su’aal ay na soo weydiisay ku sheegtay in ay dooneyso in ay ogaato sababta haweenka riyada ugu biyo baxaan maadaama kintrka wax xan xanteeya uusan jirin halka ragga marka ay riyada ku biyo baxayaan la ogsoon yahay in gacanta ku qabsadaan malabyarowgoda .

Dareenka ayaa hadaba ugu jawabeysa aqristahaan .

Ragga iyo haweenkaba waa ku biyo baxaan riyo galmeedka waxana riyadaasi lagu magacabaa Riyada Qoyan .

Arinta ah kintirka wax xanxateeya malaha sidee gariirka biyo baxa ku yimaadaa tasi jawabtedu waxa waaye .

Waxaa xaqiiq in xubintada taranka aad taabsiiso gacantada adiga oo hurda ama in dharkaaga jiifka ee qafiifka ah ku xanta-xanteeyaan .

Waxa lagu talinaya in haweeneyda marka ay riyo galmeed ku riyooto in ninkeeda ka kiciso xitaa saacado ka hor haddii uu kuu galmooday waayo ragga 90-kii daqiiqo ka dib galmo waa ay sameyn karaan .





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

+ comments + 3 comments

22 May 2015 at 22:28

http://sheekogalmo.blogspot.com
check my website

10 September 2015 at 13:32

waxa raba in an in wax ka ogaado
sobaxdo malaga daremi kara wajigeda ama jirkeeda ama dhaqankeeda ama dabecad ahanba majiran wax lagu fahmo oo ah in qoftan ay hada galmo so sameesay mahad sanidiin

10 September 2015 at 13:34

waxa raba in an in wax ka ogaado qofka dumarka ah marka ay galmo sameeso oo qolka ka
sobaxdo malaga daremi kara wajigeda ama jirkeeda ama dhaqankeeda ama dabecad ahanba majiran wax lagu fahmo oo ah in qoftan ay hada galmo so sameesay mahad sanidiin

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved