Ragg badan ayaa ka sheegta dhibaatooyin dhanka galmada ah taasi oo wiiqeysa xariirkii sariirta markaas ayuu ninka galayaa isla hadal waayo waxa uu gabay qancintii xaaska.
kale oo cildaas u keeneysa.
Waxaa lagula talinayaa in ay qaataan oo ay cabitaan ka sameystaan dhirta loo yaqaan Asparagus iyadoo dhirtaan jirka ka caawineyso in uu soo daayo hormone-ka Testosterone iyadoo dhirtaas iyo hormene-kan ay jirka si weyn u siinayaan maadadaVitamin E iyadoo jirka ka saacidayo in dhiig badan uu ku soo shubmo oo uu siiyo jirka fir firconi .
Fiiro Gaar Ah : dhitaran loo yaqaan Asparagus ( Carabtana u taqaan Alhelyuun) waxaa si weyn u beeran jiray masaaridii hore, gariiga iyo romaanka waxa ayna haatan si weyn ugu faaftay aduunka waxaana si weyn looga beertaa dalka ingiriisa , sidoo kale dadka kaadi hayska laga hayo waa uu u fiican yahay iyo beerka.
Post a Comment