Mid kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed oo mar qura isku badashay Wariye Barnaamij ka aqrisa Tv-ga Universal

Friday 22 March 20130 comments


Daawo Mid kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed oo mar qura isku badashay Wariye Barnaamij ka aqrisa Tv-ga Universal

Fanaanadda Caanka Ah Ee Nimco Degan Oo U Digarogatay Dhanka Shaqada Saxaafadda
Waxaanay si toos ah ugu biirtay Universal TV oo ay ka soo jeedin doonto barnaaij cusub oo lamagac baxay ‘’iiwad sheekada’’

Nimco Degan ayaa ka mid ah fanaaniinta soomaaliyeed kuwooda loogu jecelyahay wakhtigan ugu jilista wanaagsan.

Dadweynaha somaaliyeed ee sida joogta ah u daawada barnaamijyada ka baxa telefiishanka Universal ayaa habeen kii xalay ahaa mar qura  ka  warhelay fanaanada Nimco Degan oo soo jeedinaysa barnaamij cusub oo la magac baxay iiwad sheekada.





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved