Jaban Oo Malaayiin doolar ugu deeqday Dowladda Soomaaliya si looga Hortago Qarxayada.

Saturday 2 March 20130 comments

Dowladda Jaban ayaa sheegtay iyadoo eegaysa hadafka ku aadan xaqiijinta xasiloonida iyo dar dar galinta awooda ciidamada qaranka Soomaaliya waxa ay taageero ku aadan 4-milion o dollarka 
maraykanka ugu deeqday Soomaaliya si looga hortaga handadaaha walxaha qarxa oo qaar kamid ah deegaanadii horey loogu dagaalamay Soomaaliya lagu arkayo.




Toshihisa Nakata oo ah safiirka Jaban u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in taageeradani ay tahay mid lagu doonayo in booliska Soaomaliya ay awood ugu yesehaan sidii ay uga hortagi lahaeyeen walxaha qarxa oo ku jira deegaano horey ugu dagaalamen dagalamayasha Al-shabab iyo ciidamada Soomaaliya.


Waxa uu cadeeyay safiirka in shacabka wadanka Somalia ay daremi doonan amni buuxda…taagerada lacagtani ayaa waxa lagu kordhin donaa kalsonida ciidamada boolska Somalia sidasi markale waxa yiri Toshihisa nakata oo ah safiirka jaban u fadhiya Soomaolia.


Dowlada Jaban waxa ay hormuud ay ka tahay dowladaha xiligaan la dhacsan siyaasada dowlada cusub ee Soomaaliya iyadoona bilooyin ka horeysay aqoonsiga maraykanka uu siiyay dowladnimada Soomaaliya.


_____________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved