Haweenaydii Ugu Jooga Dheerayd Caalamka Oo Aaday HoosLand.

Sunday 10 March 20130 comments

Yao Defen waxa ay Ahayd Haweeney qaaday Rikoodhka Dhererka Aduunka iyada oo dhawaan Ku geeriyootay Magaalada Zhucheng ee dalka China wakhti Loolan dheer ay ugu Jirtay Rikoodhka Dhererka Caaalamka. Yao waxa ay dhalatay Sanadkii 1972 dii iyada oo markii ay jirtay 15 sano dhererkeedu kor u dhaafay 2 Mitir waxay iskuulka ay wakhtigaasi dhiganeysay u qaabilsaneyd qeybta Basketball-ka waxayna ahayd qof aad looga cabsado, Ugu danbeyn 13-kii November ee Sanadkan ayay ku Geeriyootay Gurigeeda wakhti ay mudo ku xanuunsaneysay, Waayihii ugu danbeeyey ayaa lagula tacaalayay Hooygeeda oo ku yaala Zhucheng ee Dalka China.



YOE wakhtigii ay Geeriyooneeysay waxa ay ahayd 40 jir dhererkeedu maalin walba waxa uu kor ugu sii socday si aan Macquul ahayn , 7ft 8in (2.36) ayay ahayd wakhtigii ay dhimanesay iyada oo culayskeedu kor u dhaafay 31st (200kg) Cabirkeeduna wuxu ahaa 26 ft.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved