Daawo Dood xiiso badan oo la xariirta siyaasiyiinta Somalida sidee u arkaan doorashadii Kenya

Wednesday 13 March 20130 comments


Doodan Barnaamijka Telefishinka Somali Chanell ee Arrimaha Bulshada ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya Siyaasiyiinta kala ah Al Xaaji Maxamed Yassin, Prof.Cali Khaliif Galeyr iyo Dr.Cabdi Shire Warsame, kuwaasi oo ka doodaya waxa ay Soomaalid ka baran karto nidaamka doorashada sida tii ka dhacday todobaadkii tagay dalka jaarka nahay ee Kenya.










______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved