Wasiir Katirsan Maamulka Somaliland oo Lajebiyey Emailkiisa Iyo Siilaanyo oo Ka Hadlay

Wednesday 20 February 20130 comments





Waxaa Dhowaan La Jabsaday Ciwaanka Qaaska ah ee uu Leeyahay Ninka Ugu Magacaaban Wasaarada Arimhada Debeda Maamulka (Somaliland) Laguna Magacaabo Maxamed C/laahi Cumar.

Khabiirada Jebiyey Ciwaanka Ayaa waxay Halkaasi Ka Heleen Xogo Aad Umuhiima oo Mr Maxamed Ay Is dhaafsadeen Masuulyiin Katirsan Jamhuuriyada Soomaaliya.

Wararaqaha Iyo jawabaha oo kala Danbeeyay Ayaa Isugu Jiray kuwa Lasoo Diray Xiligii Lagu Jiray Magacaabistay Wasiirka Arimaha Debeda Soomaaliya & Xubnaha kale.

Codsiyada Ugu Muhiimsanaa ee Mr Maxamed Sida wayn Ucodsaday markuu ku suganaa Magaalada Adisababa Ayaa waxaa Kamid Ahaa Inuu Xil ka helo Dawlada Soomaaliya.

Dhinaca kale Emails ka ayaa waxaa Qayb ka Ah kuwa Maxamed C/laahi ku kashifayo Sida aan Maamulka Siilaanyo usoconayn, Iyo waliba tii uu Dawlada Ingiriiska uqoray ee Ahayd Inay Ku Fashilmeen waxqabshada ee
Daymaha loo jeediyey.

Qaar ka mida Shacabka Mudada Dheer Beenta Lagu Soo waday Haatana Quusta Ka taagan Maamulka Siilaanyo ee Fadhiidka Ah Ayaa waxay Dhowaan Eedayn Dusha Uga Tuureen dhankooda, Siilaanyo & Ninka Codbaahiya Beenta ah lawareegaya eee Maxamed C/laahi Cumar.

Markaas  Kadib maxaa dhacay ?

Oday Siilaanyo oo Maxmed C/laahi Qayb kala ah, kuna taageersan beenta loo sheegayo Shacabka Waqooyi galbeed Ayaa Siwayn uga Jawaabay eedayna mr Maxamed Loo Jeediyey.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved