Daawo Muuqaalka Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Fowsiya Yuusuf oo la shirtimid Arima Layaab Leh

Wednesday 20 February 20130 comments






Fooziyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirka arimha dibada Soomaaliya ahna R/wasaare ku xigeen ayaa waxa ay maanta kusoo laabatay dalka Soomaaliya iyada oo kawar bixisay safarro ay kusoo martay dalal badan oo ay uga soo qeyb gashay kulamo Soomaaliya khuseeya.

Wasiirka arimha dibada Soomaaliya waxa ay si gaar ah u xustay kulan looga hadlayay arimaha Soomaaliya oo golaha amaanka ay yeesheen iyana ay ka jeedisay khudbad aad u qurux badneyd oo ay ku codsatay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka iyada oo islamarkana diiday in Kenya ciidamdeeda badda lagu daro ciidanka AMISOM.

R/wasaare ku xigeen, Fooziyo, ayaa waxa ay cadeysay maanta in ay ku dhiiratay in Qaramada Midoobay golaheeda amaanka ay ka horcdeyso in Soomaaliya ay muhiim u tahay in laga dul qaado cunaqabateynta dhanka hubka ah oo lagusoo rogay labaatan sanokahor.

Marwo Foziyo ayaa waxa ay kamid tahay wasiirada xukuumadaan cusub
ugu safarka badan iyada oo ay tirsamaan maalmaha ay ku sugantahay dalka Soomaaliya inkata oo ay u baxdos afarro muhiimu ah danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed.



Halkaan Hoose Ka Daawo






______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved