Wariyaha Ugu Fuleeysan oo Loo Aqoonsaday Gabadha Lagu Magacaabo JACQUELINE MADDOCK++(VEDIO)

Sunday 10 February 20130 comments



Qiimeynta Fuleynimada Wariyaasha Aduunka Ee Sanadkaan Lagu ma Soo Darin Wariyaasha Ka Soo Hadla Dalalka Dagaalada Ay Ka Jiraan Balse Qiimeynta Ayaa Lagu Soo Koobay Booqashada Goobaha Xawaanaadka Ku Nool Yihiin.

JACQUELINE MADDOCK Waa Gabar 25 jir ah Isla Markaana Ka Mid ah Wariyaasha Ka Hoolgala Telafishinada La iska Arko Kuwooda Ugu Caansan Sanadkaan 2013 Waxay Ku Guuleysatay Wariyaha Ugu Fuleeysan Caalamka Kadib Markii ay Booqatay Xawaano Muuqaal ahaan layaab leh oo Ku Nool Dalka Australia.

Halkaan Hoose Ka Daawo Mashaqada Qabsatay Gabdhaan Wariyaha ah


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved