SMS LOVE : Hadaad Is Aragto Adiga Oo Qol Mugdi Ku Jira , Dhiigana Qul Qulayo Ha Baqin ….

Wednesday 20 February 20130 comments


SMS LOVE : Hadaad Is Aragto Adiga Oo Qol Mugdi Ku Jira , Dhiigana Qul Qulayo Ha Baqin ….




Waxaa jira dhowr xidigo balse dayax waa hal , waxaa jira saaxibo badan balse kan ugu fiican waa hal , in aad i  iloowdo waa mid adiga ku taal , in aan aniga ku iloobo , taasi waligeed xageyga kama dhaceyso .

Marka ay badda gurto , marka shimbaraha cirka u biibaan , marka dhamaan saaxibada ku dhahaan macsalaama ogoow jaceylka aan ku qabo waligiis ma dhinto .

Mararka qaar nolosha waa ka mashquushaa oo xitaa e tahay kuma dhahdo balse micnaheedu ma aha  in lagu iloobay ee ogoow in aan aniga ahay  qofka mar waliba ku xasuusan .

Marka aad dareemeyso cidlo  , qof  kaa ka taxadaraay jirin , qof kuu xiisaya jirin , qof ku jecel jirin , qof ku  doonaya uusan jirin ….. xasuusnoow dhamaan in aan aniga kuu sameeyo , waa ku ilaaliyaa , ku xiisaa kuna jeclahay , waana ku baahanahay .

Hadii riyadeeyda tahay goobta kaliya ee aan kugu hili karo  , hadaba waxaan doonayaan in aan la jiifto riyadaas waligeey.

Hadii aad is aragto adiga oo jooga qolka mugdi ah .. alwaaxda geesahaaga yaal ay casaan yihiin ! dhiiguna uu ka imaanayo meel waliba ha baqin waxaad ku jirtaa qalbikeyga .







______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved