Qiso dhab ah : xamiilo ayeey aheed balse aniga ma ogen

Wednesday 27 February 20130 comments


Qiso cajiib ah oo dhax maratay lamaane Somaliyeed oo kala tagay ayaa haweneeydii la furay ayaa waxay la soo baxaday dhagar aan horay loo arag hadaba qisadan hadii adan xamili karin ha aqrin waa qiso yara oo cajiib ah.

Saafi waa gabar Somaliyeed waxayna ku noshahay wadanka Somaliya gaar ahaan magalada mugadisho, waxayna guursatay wiil ay aad isku jeclaayeen oo noqday gacaliyaheeda balse waa is calfan wayeen.


Musbaax oo ahaa wiil dagan ahna reero shaqo ayaa mar qura Somaliya iskaga soo cararay asiga oo nolol u soo radsaday wadamada reer galbeedka ah soona maray dhibaatooyin  aan halkaan lagu soo koobi karin.


Musbaax markii uu yimid wadanka Norweyn ayaa dhalin yaro ay sxb ahayeen waxay u kenaan telka sxbtiis balse asiga oo qadarinaya ayuu wacay durba waxay ushegtay Saafi oo carab dhow ku dhufatay ayaa itiri musbaax garoob baan ahay ee is keen sxb keey hore ee nolosha wax iga barayow…. Musbaax nolosha ayaa mar qura ku is taagtay oo weydiin iyo suaalo naf sad ahaantiisa ayuu is weydiyay balse waxuu u amray shirkadaha  lacagta dira sida ay u qadato lacag gareysa 300 dolar sida ay uga dhigato shoopin iyo wax yabo kale.


Saafi waxay ledahay uur 8 bilood ah balse Musbaax ma oga oo god sireed ayuu ku socdaa alow amuraha sahal ayuu kujiraa balse waxaa uu ahaa nin dagane mar qura ayuu waxuu wacay wiil sxb ay ahayeen uu ku yiri nin yahow waan soo baxayaa waxan ku laban rabaa Saafi ee kawaran magalada.


Yaaaaaaaaaaaaaaaaah Yaaaaaaaaaah,, War Nin yahow Saafi Caloosha ayaa buuxda ee seed wax u wadaa,


Musbaax   istaaga ayuu ka dhicitagay balse alaah baa bad badiyay naxdinta uu naxay. habada lasoco qeeybta danbe ee qisadan hadii uu alle inoo qadaro insha alaah




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved