Ninyahow Haku Fekarin Baashaalinta Ugu Horeysa In Lamaantaada Aad Garirka Galmada Aad Ku Gaarsiiso (Talo Ku Socoto Ragga)

Thursday 14 February 20130 comments





Inta badan ragga waa ay gees maraan baashaalinta lama huraan ka u ah cayaarta sariirta hablaha.comt ayaa kusiinaysa fikrad aad ku qancin karto macaantaadaa.

Haku fikirin kaliya in baashaalinta ugu horeeyso gacalisadaada ama galmo aad u sameysid aad ku haqabtirto, raggu intooda badan waxa ayna xog-ogaal u ahayn qaababka ay ugu samayn lahaayeen raaxo Buuxda .

Ninyahow waxa aad isku moodaa in aad raaxo macaan usameysaysay gacalisadaada adiga oo marka ay kuu axsaan sameysay dhabarka xijinayo hadaba taasi ma aha mid u wanaagsan macaantadaada.

Haweenka badankood uma sheegaan ragooda in aysan ka helin qaabkaan ,raggu na ma oga in raaxa sameyntu harsan tahay,hadaba hablaha.com ayaa kusiinaysaa qishkan aad raaxada ugu dhameystiri kareyso gacalisadaada.

hayeelin in aad kasii jeedsato marka aad ciyaarta sariirta lasameysid ama aad hurdo ladhacdo ogaaw in aad tahay dantiisa hele , haweenka qaar ayaa feker iska galo maxaa yeelay ma aysan kaa arkin naxariis.

U sameey qoor galin adiga oo xabadka gashanaya oo tusinaya qaabka ay kuugu hagar baxday adiga oo siinaya ilaa iyo shan daqiiqo.

Salsalaaxis, iyo hadalo mahadcelin ah tani waa ay ugu raaxo macaan u tahay galmadii aad wada sameyseen.

Majirto howl la qabto oo aan gebo gebo lahayn, haddii aad ka tagtana waxii aad soo sameyneysay waxa ay ku dhamaadeen qancin la’aan , ee noqo ninyahow mid dhameystiray shaqadiisa















______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved