Nin kaleh Dabeecadahaan Gabadhii Guursata Wey ......”Xog Rasmi ah”

Saturday 23 February 20130 comments


Gabar Wanaagsan sidee bay ku xulan kartaa gayankeda ay la aqal gali laheed. Tusaale Ay Ku Qanci Karto Iyo Dar daaran Ayaan U sidnaa.

Dardaaranka Hablaha.com
Hadaba gabar yahay ufiirso oo ha dag dagin waxana wanagsan in aad ka fiirsato kii aad guursan laheed lawadaagi laheed.

Nolosha qiimaha iyo qayaha badan waxad ku raci lehed intaan ha noqdan hadii ad ka weyso wax aad isku shegeysan maba jiran gayankaga sugo .

1: waa in uu yahay nin diin leh.

2: waa in ay ka muqataa diinta islaamka.

3: waa in uu aqlaaq leyahay(edeb leh )

4: waa in uu naxariis badan yahay.

5: waa in wanaga ku horseedikaro.

6: waa in uu noloshada kafala qadi karo.

7: waa in uu war badneen uu hadii uu hadlo wax wanagsan ku hadla hadii kale uu iska amusaa.

8: waa in uu wax ka maqalaa adigane wax aad ka maqshaaa ( waayo guriga baa sidas ku dhisan ).

9: waa in uu yahay nin mar waliba qeerka u dag daga xumaantane ka dhowrsada.

10: waa in uu ka fiirsada dadka uu la saxibayo uu guriga kensanayo hadii uu sxb xun yahay waa in uu waaniya hadii uu didane uu iska jara .

11: nasabkiisa waa in ay ogataa ayadane mesha kama marna.


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved