Is waydaarsiga maxabiista AlShabaab iyo Kenya oo ku eg maanta

Thursday 14 February 20130 comments




Maanta oo ay taariiqda ku began tahay 14-ka bisha febraayo ayaa waxa ay tahay waqti ay shababka Somalia u qabteen dowlada in ay kusoo dayso islamiyin ku xir xiran xabsiyada wadankaasi hadii kale ay dili doonan lahestayaal kasoo jeda Kenya.

Sida ay qorayaan jaraid yada kasoo baxa wadanka Kenya gaar ahaan midkiisi ugu afka dheer wargeska DAILY NATION ee kasoo baxa wadankaasi ayaa qoray in maanta ay ku egtahay xiligi shababka Somalia ay u qabteen dowlada Kenya in ay ku soo dayaan islaamiyin ku xir xiran xabsiyada wadankaasi Kenya hadii kale ay dilayaan 4-laheste kenyaan ah oo gacantooda ku jira.

Jariidada waxa ay sheegtay in saraakisha xukuumada Kenya ay indhaha ku hayaan baraha lagu wada xiriiro gaar ahaan mid ka tuwiterka ah oo suurta gal ah in shabab ay kusoo baahin karaan sida ay uga dhabeyen balantii ay qaaden.

Dowlada Kenya horey ay u diiday wada xaajood ay la gasho urur ay sheegtay in uu gacan sar la leeyahay al-qaeda calamka.

Mid kamid ah ehalada u xiran shabab ayaa ka dalbaday dowlada Kenya in Kenya ay ka qeyb qaadato sidi loo sii dayn laha l;ahestayasha kenyaanka ah ee gacanta ugu jira shabab.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved