Haweeney da’ ah oo u dabaal dagtay dhalashadeeda Boqolaad ” 100 sano

Friday 8 February 20130 comments




Haweeneydan oo u dhalatay dalka Talyaaniga ayaa iminka u dabaal dageysa Sanad-jirkeeda 100, Haweeneydan ayaa lagu sheegay inay tahay Ruuxa ugu weyn dalkaasi ee Sigaarka caba

Haweeneyda oo iminka kunool Magaaladda Roma ayaa la sheegay inay cabista sigaarka bilowday iyada oo jirta 21-sano ilaa iyo iminkana ay cabeyso sigaarka, waxaana la sheegaya inay dhashay Afar caruur oo laba kamid ah ay kahowl-galaan xarumaha Dowladda dalkaasi Talyaaniga

Si kastaba ha ahaatee Haweeneydan ayaa la sheegaya inay iminka u dabaal dageyso sanad-guuradeeda oo iminka kasoo wareegatay 100-Sanno






______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved