Dhacdo Xanuun badan: Haweeney Ninkeeda ku dishay Masaar ++(SAWIRO )

Thursday 7 February 20130 comments





Waa qiso dhab ah waxa ayna ka dhacday Dalka Hindia, waa nin xoola dhaqata ah waxa uuna qabaa Haweeney xoola dhaqata ah, waxa ayna mar qurah la kulantay isaga oo la damaashaday Haweeney ajnabi ka ah

Ogaaw Maseerka waa mid naxdin badan waana mid ku dhaca Muslim iyo Gaal, haddii aad aragto xaaskada ama ninkaada oo ku mashquulsan Ruux kale jirkada waxaa ka caaya xaada waxaana durbadiiba isbedelaaya Damiirkaada,

Hadaba Haweeneydaani waxa ay go’aansatay inay ninkeeda ku disho Birta ay isticmaalan xoola dhaqatada ahna bir lagu fasho beeraha taasoo ay soomaalida u yaqaanaan ‘’Misaar’’.

Si kastaba ha ahaatee Ninkaani ayaa salfaday ama sababsaday gacanta Zowjadiisa oo ah Mid aad u maseer badan inta badana dood la taagan inta ay ku sugantahay hooygeeda

Haweeneyda marka ay dishay ninkeeda waxa ay u safartay Gobolada dalka India si ay halkaasi uga hesho degnaansho hayeeshe waxaa durbadiiba gacanta ay u gashay Booliska amaanka oo iyaga xilli hore lagu wargaliyay safarka haweeneyda dilka u geesatay ninkeeda waxa ayna iminka ku jirtaa gacanta Booliska Hindia waxaana la filaaya in laga jaasiyo ficilka ay sameysa

Ugu dambeyntii dhacdooyinka ceynkaani ah ayaa kusoo badanaaya caalamka taasoo inta badan ay geestan dumarka ka carooda Ficilada Raggooda



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved