DAAWO VIDEO: Fanaanadda Faadumiina oo Soo Qaaday Hees Niiko ah

Tuesday 12 February 20130 comments





Suugaanta Soomaaliyeed Qaasatan Heesaha Cusub Badankood Shacabka Qaar Way Ku Caajisaan Hasayeeshee Fanaanad Soomaaliyeed oo dhawaan soo Shaac baxday Ayaa Soo Bandhigtay Hees Cusub oo aad uga Duwan Heesaha Soo baxayay Sanadahaan

Heeskaan oo Muuqaal ah Ayaa Hadii Mar Qura aad Daarato Waxa uu Naftaada Durbo Ka Qaadayaa Caajiska Walibana Waxaa Qasab Kugu Noqonaysa In aad La Cayaarto Heesta Muusikada Saaran aawgeed.



Halkaan Ka Daawo Niikada Faadumiina




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved