Daawo Muuqaal ahaan: Tarxiilkii ugu Yaabka Badnaan Abid Muqdisho Laga Dajiyay ++(Sawiro)

Saturday 9 February 20130 comments


Waa wax lala yaabo in dad dhan 100 qofood hal mar laga soo dajiyo magaalada Muqdisho iyagoo laga soo tarxiilay dalka Sacuudi carabiya hase ahaatee wixii ugu yaabka badnaa ayaa waxay aheyd markii loo soo xiray khamiisyo yunifoom ah iyo dacas cad cad oo aan horay loo arag loona diiday dharkoodii ay lahaayeen in ay diyaarad kusoo raacaaan.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved