Al-fanaan Saxardiid oo Ka Xanaaqay Hees Ay Dhawaan Soo Qaaday Marwadiisa Ikraan Caraale”Xog+VEDIO

Saturday 16 February 20130 comments





Fanaaniinta Saxardiid Iyo Ikraan Maxamed Caraale oo Lamaane Is Doortay Dooqoodana Ku Heshiiyay Qoys Yagleelay  Isla Markaana Noqday Lamaane Yaal romance ah. 



Saxardiid Waxa uu Ku Nool yahay Magaalada Hargeysa Ismaamulka Soomaaliland Xaaskiisa Ikraan Maxamed Caraale Waxay Ayada Ku Nooshahay Magaalada London Ee Dalka Biritan

Dhawaan ayeey ahayd Markii ay Soo Baxday Hees Kacaraysiisay Alfanaan Saxardiid Taas oo ay soo qaaday Marwadiisa Ikraan Maxamed Caraale Sida Hablaha.com ay u Xaqeejiyeen Ila Xoog Ogaal ah oo Ku dhaw Alfanaan Saxardiid

Halkaan Ka Daaawo Heeesta   






______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved