Fanaanka codka macaan ee Nuur Daalacay ayaa soo saaray hees lagu magacaabo "Togdheer" erayada heestaan waxaa laga hayaa abwaanka weyn Maxamad Ibrahim Warsame "Hadraawi".
Heesta oo ah jeceyl waxa ay ka hadleysaa gabar qaabkeeda lagu tilmaamay hablihii hore ee Soomaaiyeed, haqanka labista iyo dabeecad intaba.
Waxaa kamida erayada heesta ( Ninba wuxuu ku taamaa ama hees ka
tiriyaa tixaad gabay ku sheegaa halka lagu talaalee towdiisu taalee uurkiisu tebatee).
Halkaan ka daawo muuqaalka heesta.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment