Hadal heynta maanta waxaa ugu waa weyn dumarka 40 sano jir ka ah oo baadi gob ku haya wiilasha yar yar ee jira 25 sano jir ka ah.
Dowaladii Jaale maxamed siyaad bare marka ay dhacday ayaa waxa soo wada hajiray ragg iyo dumarba balse waxaa u badan hooyooyin iyo wiilal yar yar oo naf tooda la soo cararay, raadinaya naftooda meel ay ku bad bado.
Somalida inta badan waa muhaajirin mesha ay tagane waa iska dagan waana is radsan waa dad soo jirin ah oo dhaqan iyo diinta islaamka wata, dad yar yar mooyee inta kale waa ku tagan yihiin diintooda iyo dhaqankooda, Sida aan wada ognahay somaliya waxaa soo wada tahriibay dumar 40 ilaa 50 sano jir caruurna wata, balse ha ahaatee waxa ku yar gabdhaha 20 ilaa 30 sano jir ka ah.
Wadamadan loo soo hayaman ayaad waxad ku arkeysaa wiil yar oo naf ka radinaya hooyo 40 sano jir ah guursanaya,ceeeb maha basle waxaa uu u xilanaya lacag ama sharci walow ay u badan yihiin wiilasha ka yimada dalka Talyaniga & Maalta Dhalintan oo u badan wadamada an ka jirin nolol fican aan laga dayenin qaxootiga balse faro logaqado sona maran dhib iyo rafad, balse mesha uu radin lahaa mustaqbal ayuu waxaa uu ka door biyada noloshiisa hooyo weyn oo 40 sano jir ah waxaana niyada uga jira marlee sharci ha ku qado inkasto oo ayna u adegsan erayadii jaceylka sida macaanto ama gacaliso oo xishood ay kula dagan yihiin intooda badan.
Dhalintaan ayaa marka ay sharciga wayan ayaa la celiyaa dibna ugu so laban xasaskooda ay sidasi ku sugaan.
Hooyo 40 sano jir ah oo magaceeda ka gabsatay ee ku nool wadanka norweyn ayaa Shabakada iftineducation.com waxay usheegtay in wiilasha yar yar aanu guursaneyno ay yihiin daneesta yaal intooda badan odayashane ay ku yar yihiin wadamada yurub. Hada aqritow fakar kaga ka dhibo mesha hoose ku so qor ciwan kaga lama rki doono.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment