John Terry Oo dib ugu soo laabtay garoomada kadib dhaawacii soo gaaray David Luiz

Saturday 26 January 20130 comments





Daafaca kooxda Chelsea  John Terry ayaa fursad u helay inuu dib ugu soo laabto garoomada ka dib markii uu dhaawac soo gaaray David Luiz, tababaraha kooxda Chelsea ayaa iska ilooway  kaptan Terry asigoo ka soo kacay dhaawac .



John Terry ayaa maalmihii ugu danbeeyay loo arkayay mid aa difaaci Karin shaqada kooxda Chelsea , tababare Benitez  ayaa xagga daafac kooxda ku aaminay David Luiz iyo Cahill.
Kooxda ayaa waxaa ka maqna weli John Mikel Obi iyo Victor Moses oo ku maqan koobka qaramada qaarada afrika, halka Eden Hazard ganaax 3 kulan lagu riday.
Kooxda Chelsea oo axada u wajahi doont koobka FA Brentford, waxeena horay ugu soo hartay koobka Capital One Cup.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved