Xiddigta IQRA Yarey oo Mar kale ka yaabsatay wiilasha iyo Hablaha ku Dhaqan Gobolka Geeska Afrika

Wednesday 19 December 20120 comments



Xiddigta da,da yar ee reer Nairobi IQRa Yarey ayaa mar kale wacdaro yaab leh ka dhigtay fanka Soomaalida iyadoo soo saartay Muuqaal cusub oo yaab badan, hadda ka hor IQRA Yarey waxay soo bandhigtay Hees cusub oo cajiib ah balse hadii aad Daawato Muuqaalkan soo baxay bishii hore wuxuu ka duwan yahay dhamaan kuwii hore.

Halkaan Hoose  Ka Daawo





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved