WiIl Soomaaliyeed Oo 26 jir Ah Isla Markaana Mehersaday 48 Haween Soomaali Ah (Qiso Yaab Iyo Amakaag Leh)

Thursday 27 December 20120 comments



26-jir Soomaali ah Misana Soomaray 48 Meher Waxa uu noqonayaa Wiilkii ugu Yaraa ee Soomara Cadad Meher intaa la eg HadabaCabdalla Maxamed waa 26jir Soomaali ah waxa uu ku dhashay Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud .

Cabdalla Yaraantiisa waxa uu aad ujeclaa inuu Mar walbo lasocdo Gabadh cusub isagoo lagu tirin jiray Wiilasha Shibanayaasha ah sida ay Soomaalidu utaqaana Juuqlaawe waana wiil jeclaa inuu shiriyo hadba gabadhu inta ay mida kale ka Qurux badantahay.

Dookhu marka si loo eego waa cudur bulshada ka dhexsaaraya Sida Al-Fanaan Booska uu uyiri:- Dookhu waa jiraa Waa kii ijiitee iijiirnaxayeee” isagoo ku catabaya in Dookhu meel daran ujiiday” Ruuxa Damacu watana waa kan kasii Daran.

Cabdalla oo Sheegay Sanadkiisii ugu yaabka badnaa ayaa so Maray ilaa 16 Meher oo Qarsoodi ah Sida ay Soomaalidu utaqaan(QUDBASIRO) Cabdalla oo u warayay Shabakada Caanka Ah Ee Hablaha.com(HMN) ayaa sido kale xusay In 48 Meher 4kamid ahi ay Dadkiisu Ogaayeen halka 44 Meher ay Nafsad ahaantiisa ku Koobneyd.

Waa Layaab Waana arin inaga Yaabisay kolkii inoo waramay Cabdalla oo Sheegay in aaanan laso bandhigin SawirkiiSa si uusan Bulshada uga Takoormin balse Ogalaaday inaan maqaal ka Sameeno Bulshada uso Bandhigno Waa layaabe Akhriste Weli Ma Aragtay Qisadaanoo Kale.


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved