War Dag Dag ah:-Ganacsade Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Dalka South afrika

Thursday 27 December 20120 comments


war iminka soo Gaaraya warqabadka hablaha.com ee Dalkani south afrika ayaa sheegaya in Dalkani south afrika gaar ahaan Tuulo Hoos tagta  magalaada ceptown lagu dilay marxuum lagu magacaabi jiray c/qani maxamed saciid.

muwaadinka ayaa waxa soo weerartay burcad south afrikaan ah kuwaas oo tooreey ku dhuftay marxuumka taas oo uu u geeriyooday marxuumku sida goob jooge uu u sheegay hablaha.com.

Dalkani south afrika ayaa waxa isbuuc walbo lagu dilaa ganacsato soomaali ah kuwaas oo laga disho xoogaa yar oo shilimaad ah aman jirto cid wax ka qabata dilka loo geesto muwaadiniinta soomalaiyeed ee isbuuc walba ku dhimanaya dalkani south afrika.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved