Tirada Soomaalida lagu Dilay Koonfur Afrika 2012

Thursday 27 December 20120 comments


                                                        ceelcad                 
Soomaali ku Dibadbaxaysa banaanka hore ee Baarlamaanka Koonfur Afrika.
Guddiga Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koonfur Afrika, ayaa diiwaangaliyey tirada Soomaalida lagu dilay sannadkan 2012ka dalka Koofur Africa.

Guddiga ayaa sheegay in 100 Soomaali ah lagu dilay goobo kale duwan oo dalkaasi ku yaalla.
Guddigu wuxuu sheegay in marka loo eego sannadkii hore ay hoos u dhacday tirada Soomaalida lagu dilay Koonfur Afrika.

Guddoomiyaha Jaaliyada Somalida ee dalka Koonfur Africa Cabdirahman Yusuf Ahmed Raabi, ayaa sheegay in tirakoobka dhimashada Soomaalida ee dalka K/Afrika ay sameeyaan sanad kasta, si loo soo bandhigo khasaaraha soo gaara sannad walba Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved