QISO DHAB AHOO KU DHACADAY WIIL SOMALIYEED OO DEGGEN COPENHAGEN DENMARK

Saturday 22 December 20120 comments



Qiso iqabsatay wagaan imi denmark.,, waxaa nala dejiyay meel lagusugo sharciga.,waxaa degan somalibadan oo iskugu jira gabdho iyo wilal., waxaase indhahaygu naceen gabar somaliyeed oo aad uqawan lana degan niman najeriyaan iyo gana iyo sinigal u dhashay.

waxay ladegan tahay qol nimankaas afrikaankaa waxayna gadaan daroogada.,waxaan shiriyay gabdhihii xijaabnaa kalimad baan ujediayay waxana kuiri hala goyo gabdhaas yaan lasalamin yaan lalahadlin.,, weligay kuma fikirin inan utago wanagana usheego xumantana uga digo., lakin waan goyay waan habaari jiranay dadkay anigay iigu necbayd madaama aan dadka kajaray hadalkedana goynay.,,lakiiin waxaanu khilafnay manhajkii dacwo ee xikmada badnaa..,

Farxiyo ayuu ahaa magacedii sharci bay heshay waanu farxnay in nalaka kaxeeyo baanu kufarxnay.,,1, sano kadib ayaa waxaa lagu qabatay hotelka uguwayn casimada kuna yala garoonka diyaradaha ee copenhegan.,Hilton hotel.,,mutamar logu magac daray fiqul aqaliyaad waxaana kasoo qaybgalay sh,sudaysi iyo culumo badan oo waawayn.,,,waxaan kujiray ragii xadirijiaray malinwalba safka hore., malintii shanaad banu helanay inanu lakulano sh.sudaysi dhowr somliya ayanu kula kulanay sheekha qolkisa.,,

markaan kasoo baxay waaba gabar xijaaban indhoshareeran, jirkeda meel kamida aan larkay farba alaha kadhigee oo kudhawaqaysa magacayga., waan utagay,

waxay iwaydisay malahadlikaraa sheekh sudaysi,waxaan kuiri umalynmayo wakhtigaan qolayaha idarada sowaydiso Ama kugaad qaacada muxadaraadka.,, Waxay itiri miyaad igaranaysaa ??,,maya baan kuiri,!!!

Waxay itiri WAa farxiyadii nocaas ahayd ee aad dadka kafogayn jirtay.,, waan gariiray farax daradii waxaase faraxaygii madax ku dhuftay hadal aad u qiimo badan oo ay itiri walashay farxiyo.,,

waxay itiri miyaad kufarxsan tahay dharkaan iyo wanagaan iga muuqda,??!!!!
Waxaan iri ahaa walaahi waan gariiraya farax daradii, !! Waxay itiri farxiya beenlow badtahay ,!!

Hadaad kufaraxsan tahay WAa iigu yeerilahayd waadna ifari lahayd khayrkaan, lakiin waxaad igusii cawisay inan kusii fogaado qurunkii iyo danuubtii aan kujiray markaad dadkii iga fogaysay,

weligana wax wanagsan aadan ishegin xumantana aadan igareebin,muxuu yahay jacayka aad jeceshahay khayrka iyo wanaga., maxase kuu diiday siwanagsan inaad iigu wanisid wax fiicana iigu sheegtid inta aadan igoynin dadkana igu dirin.,,

waan ilmeyay waxaana kuiri waad iga saxan tahay wagaasna habkhaldan baan umaray xikmadiina ma wafaqin ee icafi.,,

waan kucafiyay lakiin bishardi in aadan mardambe qofkhladan aadan ka amusin ee aad garsiisid wanaga una sheegtid khayrka.,
WAa balan baan kuiri malinkaas lagabilaabo qof aan xuman ku arko kama qusto oo rabi ayaa bixiya Hanuunka.,,

Waxay itiri nin asagaa ah baa dintaan iigu yeeray igana soo saaray mugdigii iyo danuubaataan ku dhexjuaray.,,dharkaan quruxdabadana ii xiray xaskisiina aan ahay manta., walalyaal waxaan qirayaa inay gabdhasi iga garlahayd xikmadii rabi uu noo aburay waxaa kamid ah inanu wanaga isfarnaa xumantana iska reebno.,,’si xikamad ah., 

waxaa kaloo wajibNagu ah inaanu hadalka isku jilcino khayrkana islajeclanoNartana iskaga digno., ee walalha waxan leyahay jabkaasi cashar baan kaqatay aanan dib danbe loogu noqon donin,waxaan kaloo kaqatay in qofkii rabi hanuun ladono meshudono hakagaro fisqiga uu soo noqonayo., alahu akbar WAa qiso ictibaarkeeda leh.,,farxiyo waxay ahayd gabar xaga aqonta madiga aad ugu ficnayd waxayna kuhadkijiratay farnsiska,jarmalka,ingiriska,carabiga,iyo 5 luqadood oo afrikanku kuhadalaan sida sawaxiliga iyo bagandhaha oo ay kuhadalan ugandheysku.,,

 waxay kasoo baxaday jamacada makreera ee uganada ugu wayn waxay kudhalatay kuna kortay kenya uganda iyo ruwada.,,

Rabi hakusugo diinta farxiyo iyo muslimiinta oo dhan., waa qiso markaan arko gabar qawan aan soo xasusuto farxiya.,,rabi haxifdiyo gabdhaha musliminta


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved