Hablaha Ka Caagan Kulanka Sariirta Oo Xal Loo Helay (Ugaar Ah Hablaha)

Saturday 22 December 20120 comments



Maxay lamaanayaasha u waayaan dareemaha galmo?maxay tahay sababta ka dhigeysa haweeneyda in hoos dhac uu ku yimaado heerkoodii kacsi iyo baahida ay u qabeen ciyaarta .

Sababo badan ayaa jira oo haweeneyda kacsi yari u keeneysa waxaana ka mid ah Daalka, in aysan dareemin kacsi,dhibaatooyin caafimaad ,dhibaatooyin dhanka xariirka ah , kalsoonida oo yaraata , iyo in ay u dareento in jirkeeda uusan soo jiidaneyn ninka .

Haweenka aad ayay u jecel yihiin ciyaarta sariirta waa hadii ay dareento in lagu taageerayo kacsiga iyo baahi tiradaba , waxaadna ogaataa saaxiib hadii lamaantaada aad la qabato oo ka taagerto howsha guriga adigoo u muujinaya in aad si dhab ah u jeceshahay xiliga aad howsha qabanaysaan shumis badan oo naxariis ay kud heehan tahay ku sameey waxaa hubaal in ay habeenkas si la yaqaano isku diyaarinayso kuuna hagar baxayso .

xili walbo oo ay indho dareen leh kugu eegto howsha aad faraha kula jirto ka kac kadibne madaxa u salaax u muuji dareenka aad u heyso in aduunyada dhan aad owgeed u deyn karto isla markaana u mahad celinteeda ha iloobin  taasi ayaana sara u qaadeysa baahideeda galmo.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved