Muwaadin u dhashay dalka Japan ayaa ka yaabiyay dad farabadan kuwaasi oo u soo daawasha tagay kadib markuu sameeyay fadhi ay dadka jecleesteen .
ninkaan ayaa mudo saacad ah waxa uu awoodaa in uu madaxa ku fadhiisto si caadi ah oo waad arkeysaan sawirka wiliba waxa uu awoodaa in uu wax aqristo .
Shuu waxaa uu jira 32 sano kaasi oo in mudaaa sameen jiray qaabkani fadhiga casriga ah dadkana lacag uga qaadan jiray .
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment