Fadeexadii Baarlamanka Soomaaliya Oo Mid ka Daran Lagu Arkay Howlka Baarlamanka dalka Ukrian.+VEDIO

Thursday 13 December 20120 comments



War-baahinta la iska arko ee Dunida ayaa baahin jiray muuqaalada film ee ka dhanka ah Baarlamanka Federaalka ah  Soomaaliya oo isla dhacaya kuraas kadib fekrado la isla dhaafay,

Balse haatan waxaa Fadeexad xoog leh la soo deristay markii labbaad Baarlamanka dalka Ukrian oo ka mid ah dalalka Qaarada Yurub, Markii labbaad ayey kuraas iyo biro isla dheceen taasi oo ah hadii aad daawato mid ka daran tii Soomaalida.





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved