Mo Farah oo Dhacdo layaab leh oo ku qabsatay Mareykanka kadib markii Looga Shakiyay in uu Yahay Argagixiso (warbixi Xasaasi ah)

Sunday, 30 December 20120 comments



Mo Farah ayaa loogu Celshay Gudaha Dalka Mareykanak Argagixiyo ahaan isagoo Xitaa watay Biladihii Dahabka ee uu ku Guulaystay Ciyaarihii Olympics ka ee sanadkan lagu qabtay Magaalada London.

Geesigi Kooxdi GB ayaa ka mid ah dadka ugu Caansan Atletics Aduunka Waxaa Celshay oo Su,aalo Weydiiyay Qolooyinka Waardiyeeya Xadka Ka dib Markii ay Arkeen inuu ku dhashay Somalia.

Mo oo 29 jir ah ayaa yiri’’ Waan Rumaysan la,ahay in Sababtu ay tahay Somali ahaanteeda Asalka ah Xataa hadii aan tusay Biladahaydi iyo Kuma aan ahay aniga Laakiin Maysan qaadan.

Mo oo kala yimid Britain ilmo ku dhashay England ayaa loo Riixay dhinac isaga Qoykiisa
Wuxuu xaga u Wareegay Sanadki La soo dhaafay si uu ula shaqeeyo Rug Cadaaga Alberto Salazar Xarunta Nike HQ.




Mo oo Ku Guulaystay Orodka 10,000 Metrs iyo 5,000 Metres ee Ciyaarihi London 2012 ayaa ka hadlay dhibki uu la kulmay Markii uu isku dayay inuu Helo Daganaasho si uu ugu noolaado Portland.

Waxaan joognay Portland Visa Argagixiso Marka waxaa noola sheegay inaan ka baxno oo aan dib usoo Galno ,Marka waxay noqotay inaan dib ugu Noqono Torornto oo soo joogno Maalmo ka dib aan soo naqano ,Laakiin Marki Xaga aan tagnay Waxaan helnay Warqad Noo Sheegaysa in uu nagu socdo Baaritaan Argagixiso isla markaana aan ka joogon banaanka 90 Maalmood’’ ayuu yiri Mo Farah

Mo ayaa sheegay inuu la xariiray Macalin Salazar wuxuu ku daray inay lahaayeen Nasiin in Alberto uu lahaa Saaxiib la shaqeeya FBI kaa soo Ahaa Taageero I yaqaan kumaan ahay ka dibna Wuu Xaliyay

______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved