Hablaha Soomaaliyeeed Ee Aqoonta Leh Iyo Hilowgii Wadanka+(Daawasho)

Wednesday 5 December 20120 comments

Sada Iyo Sohur
 Hablaha Soomaaliyeeed Ee Aqoonta Leh Iyo Hilowgii Wadanka 

London(HMN):- Soda Mire Iyo Sohur Mire Waa walaalo soo maray halgan dheer ee ku saabsan noloshooda, hada labaduuduba waa aqoonyaho waxbartay Safara Badan Oo Ay soo Mareen.

Sada Mire Waa Archeologist Oo ah Cillmiga Barashada Raadadka Bulshadii Hore, Sohur Mira Ayaduna Doctor Oo waxa ay Baratay Caafimaadka.

Labadan walaalo ee mataanaha ah waxa ay soo mareen nolol Sheeko Cajiib ah   wadato Halka, Markoodi hore ay Kasoo Bilaabeen Safarkoodi Dheera Waxa ay ahaayeen Markii ay Soomaaliya Ka soo tagayeen 14 jiro Safarkodaasna majirin wax ku wehliya oo Waalid amaba dad kale oo Maareeya safakooda.
Ugu Danbeyntii waxa ay soo cagadhigteen Wadanka sweden oo ay qaxooti ahaan isaga Dhiibeen Mudo Kadib waxa ay ku soo wareegeen Wadanka England.

Sheekada Yaanan idinku Dheereyn Ee Daawasho Wacan..


Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved