Fannaanad Qarsooneed Oo Holland Kasoo Baxday Waa Tuma Tolow?+(Video)

Monday 24 December 20120 comments


Ubax Nacfi waa Fannaanad fanka Soomaaliyeed kusoo biirtay dhawaan, taasoo qaaday dhowr hees, inkastoo kasoo qeybgalka xafladaha qaar aysan u badneyn, waxayna xalay wacdaro ka dhigtay xaflad lagu qabanayay Amsterdam.

Ubax Nacfi waxay ku nooshahay dalka Holland, waxayna ku luuqeysaa heeso aad u macaan, eyadoo dadkii xalay kasoo qeybgalay xafladia isweydiinayeen Fannaanada oo ay horay u maqli jireen codkeeda iyo muuqaalkeeda oo ay xalay lasoo baxday iyadoo aad u labisan.

Bahda Hablaha(HMN) ayaa ku dhiirigelineysa cidkasta oo fanka Soomaaliyeed dooneysa iney sare u qaado ama ku soo biirta fanka Soomaaliyeed oo ah mid leh taariikh dheer.


Halkaan Ka Daawo Muuqaalka 1-aad





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved