Hablaha.com - Wiilka Dheer ee maalmahan masraxa soomaalida qabsaday isla markaana u sharaxan Abaalmarinta Fanaanka Sanadkan 2012 Dalmar Yare ,ayaa soo bandhigay Muuqaalka gabadhii uu guursan lahaa gabadhaas oo lagu magacaabo Samiira C/raxmaan.
Dalmar ayaa wayahanba xariir la lahaa gabdhaan lakiin ugu danbeen waxuu ku dhawaqay Smiira in ay tahay gabadha uu la aqal galayo dhawaaan.


Dhanka kale Fanaanka Dalmar Yare,ayay dad badan aaminsanaayeen in uu xariir Jaceyl la lahaa fanaanadi dhawaan la guursaday ee Farxiyo Kabayare walow dad badan ay qanceen markii arkeen Farxiyo Kabayare oo la guursaday iyo Dalmar Yare oo Arooska Ka Qaaday Hees Romance Ah.
Xigasho Shabakada :-Shumis.net
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment