Daawo Sawirada Lamaane is jecel marka aad aragto Muuqaalkooda iyo sida ay u kala dheeryihiin layaab kugu noqoneysa

Friday 28 December 20120 comments



Jaceylka ayaa la sheegaa in uu yahay mid aan indho laheyn una muuqan qurux ,dhiriri iyo gaabni waxaana halkaan idinkugu soo bandhigeynaa labo lamaane oo Jaceyl ka dhaxeeyay hadana muuqaalkooda aad u kala duwan yahay marka ay wada joogaan .

Gabar u dhalatay Dalka China loona caleemo saaray in ay tahay gabadha ugu dheer dadka da’dooda ka yartahya 20-sano jirada ah ayaa waxa ay saaxiib la tahay wiil aad ugu gaaban waxbana ka gaaban marka ay wada joogaan dadkuna indha la raacaan marka ay wada socdaan.

Labada Lamaane ayaana waxaa u dhaxeeya Farqi aad u weyn dhinaca dhirirka gabadha ayana qiyaasta dhirirkeeda lagu sheegay 2,03 Mitir halkla wiilka gabadhan gacaliyaheeda ahna isna lagu sheegay 1,60 Mitir dhirirkiisa.

Warbaahinta Caalamka ayaana aad usoo bandhigtay Muuqaalka lamaanahan iyadoona dad badan oo arkay aad aad ula yaabeen marka loo eego gabadhan iyo Wiilka oo markii ay doonayaan in ay is dhunkadaana wiilku ku qasbanaanaayo in uu is dheereeyo halka gabadha iyana lama huraan ay tahay in ay soo fooraarsadto oo is gaabiso maadama ay wax badan ka dheer tahay


Halkaan Ka Daawo Sawirada










______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved