Bad Baraf noqotay waligaa nolashaada ma aragtay (Bal Daawo Muuqaal ahaan Mucjisooyinka Caalamka) !!

Friday 28 December 20120 comments



Qaar ka mid ah dalalka Yurub jawiga Qaboobaha marka uu xumaado waxaa dhacdo xitaa Bada inay Baraf isku badasho taas oo ugu dambeeyntii dhib ku noqota Maraakiibta in ay si sahal ah ku maraan gudaha Bada.


Mararka qaar waxaad arkeeysaa Hirkii Bada ay soo tufi jirtay oo Baraf ama Eis isku badalay kaas oo is taaga waxaana durbadiiba kuu sawirmaya in Jawiga lagu jiro uu yahay mid la mid ah Talaagad ama Firinjeer gudihiisa.

Dalalka ama wadamada Badu ay Barafka noqoto waxaa u badan Norway, Ruushka, Ukraine ,Finland iyo wadamo kale oo aanu ka xusi karno Jarmalka iyo Faransiiska. Xilyada Badu noqoto Barafka waxaa la joojiyaa guud ahaan gaadiidka Bada sida Doonyaha iyo Maraakiibta maxaa yeelay mararka qaar waxaa dhacdo in Maraakiibta ayba socon waayaan kana soo qeeyliyaan Bada gudaheeda kuwaas oo dalbanaya Maraakiibta Barafka dhalaaliso ee inta badan uu soo saaro dalka Jarmalka.d


Halkaan ka Daawo Barnaamish aad u xiiso badan oo ka sheekeenaya Bada marka ay Baraf noqoto





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved