Daawo Muuqaalka Gabar Soomaaliyeed Oo Nin Gaal Kaniisad Kudhex Mehersaday (Muuqaal Naxdin Badan)

Sunday 16 December 20120 comments


Gabar Soomaliyeed oo magaceeda lagu sheegay Faadumo Maxamuud ayaa arbacadii aan soo dhaafnay oo ay taariikhdu ku beegneyd 2012-12-12 waxa kaniisad ku taala magaaladda Nyköping ee dalka Sweden ku guursaday nin swedish gaal ah kaasoo gacanta u saaray kitaabka bibleka.



Gabadhana iyo odaygan ayaa la sheegay inay wada noolaayeen mudo 12 sanadood inta aaney is guursan, waxaana ay guurkooda ku soo beegeen taariikh isku aadan oo ahayd 2012-12-12. 

Dadka Soomaaliyeed ee daawaday muuqaalkan ayaa aad ula yaabay sida dhaqanka gabdhaha soomaaliyeed waayadaan uu isu soo badalayey gaar ahaan markii dibadda la yimid, waxaana taas eedeeda loo saarayaa dagaaladda daba dheeraaday ee dadka Soomaaliyeed baday qaxootiga iyo nolol aan u qalmin.

Dhanka Kale Gabdhaha iyo wiilasha inta badan qurbaha waqti badna ku qaatay ayaa waayadan danbe lasoo baxayay falal aad u fool xun iyagoo qaarkoodna ay ku sheegayeen in ay taasi tahay horumar ama Lajaan qaadka casriga ah sida ay qaarkood ku andacoonayeen





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved