Xasuus looga sameeyay gabadha la xoogay ciida Badda. |
Sida caadada ay tahay dadka haysta diinta Hinduga waxaa la gubay maydkii gabar 23 jir ah oo lagu kufsaday magaalada Delhi dalka Hindiya.
banaan baxayaal arrinka ka careeysan |
Qaar ka mid ah jidadka Delhi ayaa xiran iyo dhowr meelaha laga raaco tareenka.
Ra'iisalwasaaraha Monmahan Singh iyo hogaamiyaha xisbiga talada haya Sonia Gandhi ayaa la kulmay reerka gabadha , waxayna u balanqaadeen in isbadal la samaynayo si loo sugo ammaanka dumarka.
lixda nin ee lagu eedeynayo dilkeeda, hadii danbiga lagu helo waxaa horyaala xukun dil ah.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment