Tareen Layaab Leh Oo Kasmeeysan Shukulaato Oo Dhawaan Lasoo Saaray+(Sawiro)

Monday 26 November 20120 comments


Shukulaatada oo lagu oogaa in ay tahay shey lacuno ayaa hada waxaa laga sameeyay Tareen. Wadanka Biljimka caana kuma ahan oo kali Shululaato macaanka , waxaana uu muujiyaa in uu haysto kayd farabadan oo shukulaatada ah.

Waxaa suuragal ah in aan fiirino bandhigaan layaabka leh ee lagu soo bandhigay Tareen ka samaysan Shukulaato . 

Tareenkaan ka samaysan Shukulaatada ayaa waxaa lagu soo bandhigay Caasimada Biljimka ee Barasalis , waxaana uu noqonayaa tareenkii ugu dheeraa ee ka samaysan shukulaatada,Dhirirkiisuna uu gaarayo 3,306 mitir.

Shukulaatada laga sameeyay tareenka ayaa waxaa ay gaaraysaa 1,258 KG oo shukulaato ah, goobta lagu soo bandhigay ayaa waxaa buux dhaafiyay kumanaan saxafiyiin kaamirooyin wata oo doonaya in ay sawiro ka qaataan Tareenkan yaabka leh ee lasoo bandhigay.











Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved