Qodobo Ku Socdo Gabadha Iyo Raga Soomaaliyeed Ee Single-ka Ah Ama Doobka Ah…”Sir Muhiim Ah”

Monday 26 November 20120 comments


Ma ogtahay in ay badan tahay saameynta aay yeelato inuu qofko la qabsado noolasha kelinimadda ahi , in qofka billi-aadamka ahi ay ku adagtahey inuu kunoolaado nolol kelinimo ahi aay sababeyso cuduro iyo saameyn badan oo qofka kaga dhaca dhinacyada maskaxda, caqliga, dadka, dareenka dabiiciga ah, iyo cuduro badan oo sababa xaalado iyo dhibaatooyin khatar ku ah noolaashaha qofka.

Sababaha laga dhexlo doobnimadda ama dhibataada ay doobinimadu sabato waxaa ka mid ahi sida Shabakada hablaha.com Aay Kuu cadeysay kuwan hoos ku qoran.

1- Wax ay Aqoonyahanada Shabakada Hablaha.ocm ugu yeereen Psychological brain disease oo ay macnaheedu tahey xanuun isna daran oo ku dhaca qaab ushaqeynta maskaxda iyo xasuusta iyo ka shaqeynta maskaxda taasoo aad moodayso qofku inuu wax isku khaldayo ama is dhexgalinayo , gaar ahaan xanuunkani markiiba wuxuu keena waali toos ah waxaana lumaya dhamaan shaqadii maskaxda iyo controlkeeedii iyo weliba xasuusta cad.-

2- Waxanu ugu yeereen sexual frustration , oo ay macnaheedu tahey xanuun u dhaca qofka oo sababa hadii ay ku fogaato inuu u waasho la ajligeed, sexual frustration waa xanuun mug weyn oo ka dhasha marka uu qofka mudo dheer uu ku guuldareysto inuu guursado dareenka badan iyo shahwada xoogan ee ku jirta ayaa sababeysa xanuunkan hadana hadhaw keenaysa inuu waasho axadku.

3- Wax ay aqoonyahandu hablaha.com uugu yeereer psychological stess , shock and mad, tani waa mid yaab leh oo aad moodo in bulshadeena ay ku badantahey maxaa yeelay waxey keenta mashquulka maskaxda qofka oo marwalba aad moodo iney buuxdo ama mashaquul tahey, sidoo kale waxey keentaa islahadalka iyo noocyada kala gedisan ee buufiska iyo kashakiga shey, walax, qof ama uu naftiisa uu ka shakiyo waa xanuun saameyntiisu culustahey oo dadka xamili karin dhibna ku tahey la mucaamilkiisa.

4– Wax ay aqoonyahanadu shabakada Hablaha.com ugu yeeraan Hating people and consversations, qofka ayaa u ekaanaya mid ay nafsadiisu naceyso nafsaha kale gaar ahaan dumarka iyo hadalkooda ama shukaansigooda , sidoo kale wuxuu nacayaa lawada noolaashaha dadka kale iyo familkiisaba , dhamaan wuxuu diidsanyahey dadka iyo xiriirkooda.

5– Wax ay aqoonyahanadu Shabakada Www.Hablaha.com ugu yeeraan Difiicult of understanding human and ethics, doobka waxaa dhib iyo mushkilad ku noqoto la mucaamilka dadka iyo laxiriirka noloshada aduunyada iyo isbaheysigeeda, xaaladan waa mid sababeysa fahmi darada doobku uu ku guuldareysto fahmida deegaanka, dadka iyo la xiriirkooda arimaha aduunyada iyo sirtaba, markan qofku waa maqane qafilan oo furo aan laheyn oo murugo ku nool.

Sidoo kale qofka doobka waxaa ku badata ka sheekeynta naagaha sifooyinkooda iyo jidhkooda iyo quruxdooda , waxaa kaloo caado la noqota inuu ku riyoodo markuu seexanayo gabadh qaawan ama jidhkeedu muuqdo, waxaa kaloo marmarka qaarkood lagu arkaa inuu daawado sawirada qaaqaawan ama aflaanta la daawado ee xun , inta badan wuxuu jecelyahey in looga sheekeeyo naag la furay , naag la xumeeyay, naag xun ama qaawan ama sidoo kale wuxuu jecelyahey inuu maqlo codka naagaha xilli walba.

Sidoo kale waxey keentaa waxyaabo badan oo qaarkood dabiici tahey oo ay kamid yihiin xanuuno khatar ah sida isfiilatada iyo cudur ka dhasha maskaxda qofka oo xamili kari weyda dhibataada aay ku jirto oo lagu yeero brainfullness.

Waxyaalaha kale waxaa ka mid ay sababto inuu isku arko inay dadku nacayaan, xamanayaa, waxka sheegayaa, ama ay sanifsanyihiin, waxaa kaloo kamid ahi waxyaalaha ay sababto inuu ku guuldareysto talaabo walba oo horumar ah oo uu doonayey inuu ku talaabsado, waxaana ku adkaata doobka inuu dejiyo dhaqaalahiisa ama uu tashiilo iyadoo la ogyahey in lamaanayaashu ay ka qarash yar yihiin dadka aan lamaanayaasha aheyn macnaha doobka ahi,
Shabakada Www.hablaha.com oo aanan soo koobi karin waxyaalaha laga dhexlo dhibaatada doobnimada ee dhinacda nafsiga, bulshada, deegaanka iyo horumarka ah waxaan jecelahey inaan dadka xasuusino sheyga muhiimka ee u baahan in la xuso ee keenaya sababahan ama dhibaatooyinkan waxa weeye :-ilaahey subxaanahuu watacaalaa wuxuu bili-aadamka ku dhex abuuray biyo macdaneysan oo awoodoodu iyo miisaankoodu ay tahey waxaan caadi aheyn oo hadii ay qofka insaanka ahi ay ku badato u keenaysa inuu waxyaalahan la kulmo ama uu waasho, biyahan xoogan oo macdaneysan waa biyo alle uugu talagaley iney soo saaraan ilmo cusub oo nool oo ka mid noqda dhallaanka iyo dhalinyaradda aduunka, hadaba sidee loo maareyn karaa ama loo yareyn karaa dhibaatooyinka badan ee aan xusaney , horta intaan u gelin waxaan jecelnahey inaan ka hadlo muhiimada guurku uleeyahey bulshada.

Sababaha looga bixi karo doobnimada waa kuwo kooban macna waa mid ama waaa labo , sababta uugu muhiimsan ee looga bixikaro doobnimada waa inuu uu qofka isku dayo inuu guursado macnaha aad guur sameysid taas ayaa ah mida uugu muhiimsan uuguna qaalisan ee loooga bixikaro xaaladaha adag dhibaatada iyo murugada wadata ee looyaqaan doobnimadda.


Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved